Netanyahu reportedly pressured military to attack Iran in runup to election - inkl
Maalin ka hor doorashooyinka baarlamaanka Israa’iil, ra’iisul wasaarahooda, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in boqolkiiba 90 hawshii lagu burburinayay barnaamijka nukliyeerka Iran la qabtay, isla markaana uu yahay qofka keliya ee dhammaystiri kara hawshaas. Waxa uu ka digay suurtagalnimada weerar ay Iraan iyo xulafadeedu ay qorsheenayaan in ay weerar kusoo qaadaan si ay u carqaladeeyaan doorashooyinka.
4 sourcesUpdated 1m ago

Coverage across the spectrum
How we rate outletsLeft 50% · 2Center 50% · 2Right 0% · 0
The story so far
- Netanyahu oo u hanjabay Iran.
Summarised from the linked sources. Methodology
Who's reporting it
All 4 sourcesTimeline
3h ago
inkl: Netanyahu reportedly pressured military to attack Iran in runup to election - inkl
1h ago
Jowhar.com (SO): Maalin ka hor doorashooyinka baarlamaanka Israa’iil, ra’iisul wasaarahooda, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in boqolkiiba 90 hawshii lagu b
Reader Discussion
Loading comments…





